Buuggaan wuxuu ku saabsan yahay taariikhdii Cismaan Yuusuf Keenadiid. Taariikhdaas oo ah: 1. Hindisidii 1920 uu soo bandhigay, xuruuf lagu qori karo af Somaliga, kuwaas oo ku filan dhammaan dhawaaqa lahyadaha Af Somaliga. Waa xuruuftii aad u hirgashay xilligii SYL 1943, dadkuna ugu yeeri jireen CISMAANIYA, laakiin magaceedu yahay FAR SOOMAALI. 2. Suugaantii nuxurka fiican lahayd, taasoo u tusaalooyinkiisu ku aaddanaayeen dhanka dhaqanka, diinta, difaaca waddanka, xornnimo doonkii Soomaaliya iyo wixii la mid ah. Halgankii uu ka soo qayb qaatay iyo dhibaatooyinkii ka soo gaaray suugaantiisa ayuu ku cabbirayaa. 3. Waxaa kaloo ka helaysaa dulmar guud Saldanadii Hobyo oo Cismaan aabihiis aasaasay iyo guud ahaan gobolka Mudug. 4. Waxaa kaloo buugga ku xusan taariikh kooban ee Far Somaliga, SYL iyo aragtiyooyin ka yimid aqoonyahanno Somali iyo ajnabi ah, kuwaas oo sharaxaad ka dhiibay Far Somaliga. Waxaa kaloo la socda Suugaan ay tiriyeen suugaan-yahanno kale oo Soomaali ah.
"synopsis" may belong to another edition of this title.
Seller: GreatBookPrices, Columbia, MD, U.S.A.
Condition: New. Seller Inventory # 48346540-n
Seller: BargainBookStores, Grand Rapids, MI, U.S.A.
Paperback or Softback. Condition: New. Cismaan Yuusuf Keenadiid: Gabayo, Geerrro Jiiftooyin. Book. Seller Inventory # BBS-9781910181515
Seller: California Books, Miami, FL, U.S.A.
Condition: New. Seller Inventory # I-9781910181515
Seller: GreatBookPrices, Columbia, MD, U.S.A.
Condition: As New. Unread book in perfect condition. Seller Inventory # 48346540
Seller: Rarewaves.com USA, London, LONDO, United Kingdom
Paperback. Condition: New. Seller Inventory # LU-9781910181515
Quantity: Over 20 available
Seller: Ria Christie Collections, Uxbridge, United Kingdom
Condition: New. In. Seller Inventory # ria9781910181515_new
Quantity: Over 20 available
Seller: Revaluation Books, Exeter, United Kingdom
Paperback. Condition: Brand New. 260 pages. Somali language. 6.00x0.59x9.00 inches. In Stock. Seller Inventory # x-191018151X
Quantity: 2 available
Seller: THE SAINT BOOKSTORE, Southport, United Kingdom
Paperback / softback. Condition: New. This item is printed on demand. New copy - Usually dispatched within 5-9 working days. Seller Inventory # C9781910181515
Quantity: Over 20 available
Seller: GreatBookPricesUK, Woodford Green, United Kingdom
Condition: New. Seller Inventory # 48346540-n
Quantity: Over 20 available
Seller: GreatBookPricesUK, Woodford Green, United Kingdom
Condition: As New. Unread book in perfect condition. Seller Inventory # 48346540
Quantity: Over 20 available