Items related to Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu...

Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu Axmed (Somali Edition) - Softcover

 
9781482603057: Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu Axmed (Somali Edition)
View all copies of this ISBN edition:
 
 
Buuggan waxa gacantiisa ku soo guuriyay nin yamani ah oo magaciisa la yidhaah Sayid Cali Cabdallah Axmad Al Imaam. Ninkani iyo reerkiisuba waxa ay ku abtirsadaan Sh. Isaxaaq Ibnu Axmed. Hasa yeeshee isagu ma ahayn ninkii soo sameeyay cilmi baadhistan cajiibka ah, ee waxa isaga ula yimid, oo cilmi baadhe ahaa, nin asalkiisu ahaa reer Marooko. Kaas oo isaga iyo aabihiiba ay soo dageen magaalada Cadan 1330H (oo ku beegan 1912kii) Ninkaas Reer Marooka oo la odhan jiray Sayid Maxamed Axmad Al Qarbaani, ayaa mudo badan isku hawlay sidii uu ku soo uruurin laha taariikhda Sheekh Isaxaaq Ibnu Axmed isaga oo iskaga dab-qaaday magaaloyinka Cadan, Beexaan, Sharaf, Sanca, Jawf iyo Isxaaqiya oo dhamaantood ku yaala dalka Yaman. Waxa uu ku raad joogay kutub ahayd ‘Oday-ka-Soo-Gaadh’ oo ay lahaayihiin Saadada Reer Yaman. Kutubtaas oo aad loo ilaaliyo. Sayid Maxamed Al-Qarbaani waxa uu si gaar ah u daba-galay taariikhdii Sheekh Isaxaaq Ibnu Axmed.

"synopsis" may belong to another edition of this title.

Shipping: US$ 12.46
From United Kingdom to U.S.A.

Destination, rates & speeds

Add to Basket

Top Search Results from the AbeBooks Marketplace

Stock Image

Maxamed Cabdi Daauud
ISBN 10: 1482603055 ISBN 13: 9781482603057
New Paperback Quantity: 1
Print on Demand
Seller:
Revaluation Books
(Exeter, United Kingdom)

Book Description Paperback. Condition: Brand New. 1st edition. 164 pages. 8.27x5.84x0.37 inches. This item is printed on demand. Seller Inventory # zk1482603055

More information about this seller | Contact seller

Buy New
US$ 27.57
Convert currency

Add to Basket

Shipping: US$ 12.46
From United Kingdom to U.S.A.
Destination, rates & speeds