"Kuma galo adduunyada Ninna goonni-socodkoo Marwo garasho dheer baa Ninka raga u gudinoo Iyadaa guddoonkiyo Gadh-hayaa naftaadiyo Gaadiidka reerkiyo Gurgurshaaga noqotoo Arrin kula gorfaysee Haddaan gaari kula jirin Illayn noloshu guul ma leh" —Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) “Guri Waa Haween wax buu ku biirin karayaa oo kuma qadi doono, kumana hungoobi doono ruux kasta oo xiiseeya hiddaha iyo dhaqanka Soomaalidu, gaar ahaan waxa uu xog iyo aqoon kobocsan ku kordhinayaa hooyooyinka casrigan ee reer magaalka ah, dhallinyarada rag iyo dumarba, gaar ahaan kuwooda qurba-joogga ah ee ku indha dillaacsanaya hiddaha iyo dhaqammada kale. Qof walba oo Soomaali ah waxa uu buuggu dib u milicsiinayaa oo uu xusuusinayaa waaya-waayo iyo beri hore halkii ay godolba soo joogtey, waana ‘xoorkii laga dhamay xagaagiyo xusuus baa geela lagu xero geeyaa.’ Dadka shisheeyaha ah ee xiiseeya ama dersa hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida waxa uu iyana buuggu ku hubaynayaa aqoon iyo xog aasaasi ah. Dhinaca kalena buuggu waa dawan iyo caroog hurdada ka kicinaya oo baraarujinaya dadka Soomaalida, kuna boorrinaya ama dhiirri galinaya in ay jiifka ka hinqadaan oo dib u soo nooleeyaan dhaqanka iyo aqoonta hiddahooda habaasku fuulay, boodhkana ka jafaan oo ku dhaataan, horena u mariyaan, halkaasna uga sii gudbaan xidhiidhka adduunka kale iyo wixii laga korodhsanayo ama laga soo ammaanaysanayo.”
"synopsis" may belong to another edition of this title.
Maxamed Baashe Xaaji Xasan waa qoraaga afar buug. Waa aqoonyahan xeeldheere ku ah af Soomaaliga, hiddaha iyo dhaqanka, iyo taariikhda Soomaalida. Waxa uu qoray afar buug, Hal Ka Haleel, Guri Waa Haween, Hal Aan Tebayey, iyo Afka Hooyo Waa Hodan (1). Facebook waxaa lagala socon karaa facebook.com/mohamedbashe.hassan Maxamed Baashe waa agaasimaha Star TV oo ay xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa.
"About this title" may belong to another edition of this title.
Shipping:
FREE
Within U.S.A.
Seller: GF Books, Inc., Hawthorne, CA, U.S.A.
Condition: New. Book is in NEW condition. 0.98. Seller Inventory # 0995753326-2-1
Quantity: 1 available
Seller: GF Books, Inc., Hawthorne, CA, U.S.A.
Condition: Very Good. Book is in Used-VeryGood condition. Pages and cover are clean and intact. Used items may not include supplementary materials such as CDs or access codes. May show signs of minor shelf wear and contain very limited notes and highlighting. 0.98. Seller Inventory # 0995753326-2-3
Quantity: 1 available
Seller: Book Deals, Tucson, AZ, U.S.A.
Condition: New. New! This book is in the same immaculate condition as when it was published 0.98. Seller Inventory # 353-0995753326-new
Quantity: 1 available
Seller: Book Deals, Tucson, AZ, U.S.A.
Condition: Fair. Acceptable/Fair condition. Book is worn, but the pages are complete, and the text is legible. Has wear to binding and pages, may be ex-library. 0.98. Seller Inventory # 353-0995753326-acp
Quantity: 1 available
Seller: Book Deals, Tucson, AZ, U.S.A.
Condition: Fine. Like New condition. Great condition, but not exactly fully crisp. The book may have been opened and read, but there are no defects to the book, jacket or pages. 0.98. Seller Inventory # 353-0995753326-lkn
Quantity: 1 available
Seller: Book Deals, Tucson, AZ, U.S.A.
Condition: Very Good. Very Good condition. Shows only minor signs of wear, and very minimal markings inside (if any). 0.98. Seller Inventory # 353-0995753326-vrg
Quantity: 1 available
Seller: Revaluation Books, Exeter, United Kingdom
Paperback. Condition: Brand New. labaad edition. 254 pages. 9.00x6.00x0.64 inches. In Stock. Seller Inventory # zk0995753326
Quantity: 1 available