Items related to Hal Ka Haleel: Sooyaalka Hadraawi iyo Suugaantiisa

Hal Ka Haleel: Sooyaalka Hadraawi iyo Suugaantiisa - Softcover

  • 4.25 out of 5 stars
    16 ratings by Goodreads
 
Image Not Available

Synopsis

"Waxaad ku arki buugga sida layaabka leh ee Maxamed Baashe uu dooc iyo dareen ula falgelayo waayaha nololeed iyo tajrubooyinka suugaan curineed ee uu inooga warramayo. Haddii uu Hadraawi tijaabadiisa ku soo bandhigo tixdiisa, Maxamed Baashena waxa uu buugga innagu tusayaa oo inna dhadhansiinayaa nolosha Hadraawi iyo suugaantiisu sida ay asaga u taabteen ee u saameeyeen. Asaga oo aan toos inoo odhan baynu hawraardhigga ereyadiisa kala soo baxaynaa." — Rashiid-Gadhweyne. Maansooyinka Hadraawi waa iftiin lagu soo hirto, rejo lagu negaado, gabbaad la dugsado, iyo ehel la weheshado. Waa kuwo dhayaya boogaha iyo dakharrada maanka ku yaalla, maskaxdana culaya. Faallada Maxamed Baashe ayaan marar badan waxba ka dhicin maansada Maxamed Ibraahim. Qoraagu waxa uu si farshaxan leh inoo dhex mushaaxinayaa taariikh nololeedkii Hadraawi, fikirkiisii, himiladiisii, higsigiisii, iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu abwaanku soo maray. Baalasha buuggan waxaan ka dheehan karnaa saamaynta ay waayuhu ku yeesheen adduun aragga Hadraawi iyo sidii uu uga falceliyey isaga oo adeegsanaya halabuurkiisa. Natiijada ka dhalanaysa ee aan indhaha laga qarsan karini waa in Hadraawi ahaa waxgarad daacad u ah dadkiisa, hadh iyo habeenna si hargrasho la’aan ah ugu hawllanaa sahaminta meel barwaaqo ah oo uu ku duwo habaqlaha dadkiisa. Waxa uu diyaar u ahaa in uu naf iyo maalba u huro, isaga oo aan aqoon gabbasho iyo gadaal u gurasho toona. Waa tusaale dhiggiisu maanta maqan yahay.

"synopsis" may belong to another edition of this title.

About the Author

Maxamed Baashe Xaaji Xasan waa qoraaga afar buug. Waa aqoonyahan xeeldheere ku ah af Soomaaliga, hiddaha iyo dhaqanka, iyo taariikhda Soomaalida. Waxa uu qoray afar buug, Hal Ka Haleel, Guri Waa Haween, Hal Aan Tebayey, iyo Afka Hooyo Waa Hodan (1). Facebook waxaa lagala socon karaa facebook.com/mohamedbashe.hassan Maxamed Baashe waa agaasimaha Star TV oo ay xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa.

"About this title" may belong to another edition of this title.

  • PublisherGaranuug
  • Publication date2018
  • ISBN 10 0995753334
  • ISBN 13 9780995753334
  • BindingPaperback
  • LanguageSomali
  • Edition number2
  • Number of pages392
  • Rating
    • 4.25 out of 5 stars
      16 ratings by Goodreads

Buy Used

Condition: Very Good
Book is in Used-VeryGood condition... View this item

Shipping: FREE
Within U.S.A.

Destination, rates & speeds

Add to basket

Buy New

View this item

Shipping: US$ 13.01
From United Kingdom to U.S.A.

Destination, rates & speeds

Add to basket

Search results for Hal Ka Haleel: Sooyaalka Hadraawi iyo Suugaantiisa

Stock Image

X. Xasan, Maxamed Baashe
Published by Garanuug, 2018
ISBN 10: 0995753334 ISBN 13: 9780995753334
New Paperback

Seller: Revaluation Books, Exeter, United Kingdom

Seller rating 5 out of 5 stars 5-star rating, Learn more about seller ratings

Paperback. Condition: Brand New. 2nd edition. 392 pages. 9.00x6.00x0.98 inches. In Stock. Seller Inventory # zk0995753334

Contact seller

Buy New

US$ 26.33
Convert currency
Shipping: US$ 13.01
From United Kingdom to U.S.A.
Destination, rates & speeds

Quantity: 1 available

Add to basket

Stock Image

X. Xasan, Maxamed Baashe
Published by Garanuug, 2018
ISBN 10: 0995753334 ISBN 13: 9780995753334
Used Softcover

Seller: GF Books, Inc., Hawthorne, CA, U.S.A.

Seller rating 5 out of 5 stars 5-star rating, Learn more about seller ratings

Condition: Very Good. Book is in Used-VeryGood condition. Pages and cover are clean and intact. Used items may not include supplementary materials such as CDs or access codes. May show signs of minor shelf wear and contain very limited notes and highlighting. 2.29. Seller Inventory # 0995753334-2-3

Contact seller

Buy Used

US$ 60.92
Convert currency
Shipping: FREE
Within U.S.A.
Destination, rates & speeds

Quantity: 1 available

Add to basket

Stock Image

X. Xasan, Maxamed Baashe
Published by Garanuug, 2018
ISBN 10: 0995753334 ISBN 13: 9780995753334
Used Softcover

Seller: Book Deals, Tucson, AZ, U.S.A.

Seller rating 5 out of 5 stars 5-star rating, Learn more about seller ratings

Condition: Very Good. Very Good condition. Shows only minor signs of wear, and very minimal markings inside (if any). 2.29. Seller Inventory # 353-0995753334-vrg

Contact seller

Buy Used

US$ 60.93
Convert currency
Shipping: FREE
Within U.S.A.
Destination, rates & speeds

Quantity: 1 available

Add to basket

Stock Image

X. Xasan, Maxamed Baashe
Published by Garanuug, 2018
ISBN 10: 0995753334 ISBN 13: 9780995753334
Used Softcover

Seller: Buchpark, Trebbin, Germany

Seller rating 5 out of 5 stars 5-star rating, Learn more about seller ratings

Condition: Sehr gut. Zustand: Sehr gut - Gepflegter, sauberer Zustand. | Seiten: 392 | Sprache: somali | Produktart: Bücher. Seller Inventory # 42759859/2

Contact seller

Buy Used

US$ 11.86
Convert currency
Shipping: US$ 49.10
From Germany to U.S.A.
Destination, rates & speeds

Quantity: 1 available

Add to basket